heensee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2)

Faras heense saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heensee

gaaddaxir [m.l]
Waxyaabaha lagu qurxiyo fardaha marka la heenseeyo.

heensayn [m.f.dh]
eeg heensee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg