heesaa
(m.l) (-aayaal, m.l/dh)Qof heesta ku luuqayn yaqaana.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heesaa ↴
heesaannimo [m.dh]
Heesaa ahaansho.
hoobal [m.l] (-llo, m.dh)
1. (riw.) Qof heesaa ah ama jila riwaayadaha. 2. Qof dheela ciyaaraha. 3. Shaydaanka ugu weyn cayaaraha la tunto. ld hobol.
maansayahan [m.l]
Qof maanso curinta yaqaan; gabyaa; heesaa; laashin.
hees [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-so, m.l)
Tix hab dhisan leh oo lagu luuqeeyo.
hees [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Hees qaadid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg