hibitiq
(m.l)

1. Daadashada hoore dhibic-dhibic uga daato wax; hibiiriq. 2. ld hibitiqid.

hibitiq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

Hoore dhibic-dhibic u soo dhicid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hibitiq

hibitiqid [m.f.dh]
eeg hibitiq². ld hibitiq¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg