hidde
(m.l)Soo yaal fil weyn oo la iska dhexlo oo ummad gaar ahi leedahay. ld hiddo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hidde ↴
dhuro [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. (f.g) Hoore weel ku shubasho iyadoo weel yar la dardarayo. 2. (f.mg) U dh.: dhaqan ama dabeecad ciddiisu hidde u lahayd la soo bixid.
duri [m.l] (-iyo, m.dh)
Asal; fir; hidde.
hiddo [m.l] (-ooyin, m.l)
ld hidde.
hiddoside [m.l] (-dyaal, m.l/dh)
(baay.) Halbeeg hidde oo ka kooban DNA. H. waxa loo qeexi karaa in uu yahay dhererka ugu gaaban ee koromosoom kaas oo aan la jejibin karin, ama mari karo dhalan geddis-hiddoside; labada halbeegba waxa loo garan karaa hal lammaane oo sal u ah taxanaha niyukliyootaydhka, kaas oo sameeya DNA.
shiddee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Cid shiddo ku abuurid.
shiddeyn [m.f.dh]
eeg shiddee.