himilee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)

Wax cabbirkooda ama qiyaastooda raadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh himilee

himilayn [m.f.dh]
eeg himilee.

himil [m.dh]
Laamo la isku xirey oo wax lagu dhiso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg