himmad
(m.dh)

ld himmo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh himmad ↴

himilo [m.dh]
1. Hawo; riyo. 2. Himmad galmo.

himmadjab [m.l]
ld himmajab.

himmadjab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
ld himmajab².

himmadjabid [m.dh]
ld himmajabid.

himmadjabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld himmajabsan.

himmadjabsanaan [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld himmajabsa-naan.

himmadjabsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld himmajab-sanaan.

himmadjebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld himma-jebi.

himmadjebin [m.dh]
ld himmajebin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg