himmo
(m.dh)

Niyad rabitaan oo wax loo hayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh himmo

caarran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dardartiisii qaba ahaansho; firfircoonaan iyo himmo ka buuxdo.

himhimmow [m.l]
ld himammow.

himmad [m.dh]
ld himmo.

himmoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Rabitaan galmo dareemid.

himood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg himmoo.

muhimmo [m.dh]
ld muhimmad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg