hoolan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)1. Wax la xoqay noqosho. 2. Timo ama dhogor wax la xiiray noqosho. 3. Wax dubka laga qaaday noqosho.
hoolan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)1. Wax la xoqay ahaansho. 2. Timo ama dhogor la xiiray ahaansho. 3. Wax dubka laga qaaday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoolan ↴
hoolmid [m.f.dh]
eeg hoolan¹.
hoolnaan [m.f.dh]
eeg hoolan². ld hoolnaan-sho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg