hooyaale
(m.l)

Ereyo lagu luuqeeyo ama lagu heeso, si jaangooyo looga dhigo tixaha gabayga ama heesaha. ld hoobaale, hoobale.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hooyaale

hoobaale [m.l]
ld hooyaale.

hoobaalee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld hooyaalee.

hoobale [m.l]
ld hooyaale.

hooyaalayn [m.f.dh]
eeg hooyaalee. ld hoobaalayn.

hooyaalee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Hooyaale ku luuqayn. ld hoobaalee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg