horjoog
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-gay, -gtay)1. (f.g) Nafley hortooda taagnaansho. 2. (f.mg) Ka h.: cid wax u diidid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh horjoog ↴
horjooge [m.l] (-gayaal, m.l/dh)
Qof koox madax u ah.
horjoogid [m.f.dh]
eeg horjoog.
horjoogsad [m.l]
ld horjoogsasho.
horjoogsasho [m.f.dh]
eeg horjoogsad. ld horjoogsad, horjoogsi.
horjoogsi [m.l]
ld horjoogsasho.
horjoogso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Cid wax ka hor istaagid.
horjoogto [m.dh] (-ooyin, m.l)
Haweeney koox madax u ah.
kabiir [m.l] (-rro, m.dh)
Arday horjooge u ah arday Quraan.
qoosiherin [m.l]
Ninka horjoogaha u ah herinta.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg