horkicid
(m.f.dh)

eeg horkac². ld horkac¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh horkicid

horkac [m.l]
1. (-cyo, m.dh) H. ah: xoolo ama dad isdabajooga oo qoodeynaya, oo mid iyaga ka mid ahi u horreeyo oo horsocdo, inta kalena dabasocoto, si aan waddada looga habaabin. 2. ld horkicid.

horseed [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Cid wax u horkicid. 2. Cid geeddiga meel la dejiyo u soo arkid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg