ilqod
(m.l)(daaw.) Cudur indhaha ku dhaca.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilqod ↴
ilgal [m.l]
1. Cudur geela indhaha uga dhaca oo uu la ilmeeyo, ilqod. 2. I. ah: qof firfircoon.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg