ilqoor
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

ld ilqooreed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilqoor

ilqooraad [m.l]
ld ilqooreed.

ilqooraadasho [m.f.dh]
eeg ilqooraadso.

ilqooraadso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Si ilqooraad ah wax u eegid.

ilqooreed [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
(c.nafl.) Isha dhinaceeda dambe oo dhegta xiga. ld ilqoor, ilqooraad.

qoollaalli [m.l]
1. ld qoollaalliyid. Eegidda wax ilqooreedka laga eego. 2. Socod isqaadqaad iyo isla weyni ku jirto.

qoollaalli [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
1. Wax ilqoorka ka eegid. 2. Si isqaadqaad iyo isla weyni ku jirto u socosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg