imtixaanid
(m.dh)

ld intixaanid, itixaanid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh imtixaanid

imtixaamid [m.f.dh]
eeg imtixaan ld imtixaanid, intixaamid, itixaamid.

intixaanid [m.dh]
ld imtixaanid.

imtixaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Imtixaan lagu tijaabo cid aqoonta. 2. Dhibaato cid ku dhacda oo lagu tijaabinayo dulqaadkeeda. ld intixaan, itixaan.

imtixaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
1. Tijaabin heerka aqooneed ee qof. 2. Cid dulqaad-keeda tijaabin. ld intixaan², itixaan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg