jacburin
(m.f.dh)eeg jacburi. ld jacburis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jacburin ↴
jacburis [m.l]
ld jacburin.
jacbur [m.l] (-rro, m.dh)
1. Suugaan, gabay iwm oo ula kac loo deelqaafiyey. 2. Waxyaallo aan isku nooc ahayn oo laysku daray.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg