jidow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -oowday)Wax sharci laga dhigay noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jidow ↴
jidoobid [m.f.dh]
eeg jidow.
jid [m.l] (-dad, m.l)
1. Meel la maro; waddo; dhabbe. 2. Sida quman ee gartu tahay. Tus. “Cali jid buu leeyahay”. 3. Sharci; qaanuun.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg