jirjirree
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-reeyay, -reysay)1. Dhabar u seexasho. 2. Dhabar u dabaalasho. 3. Qof hadba dhinac isu rogid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jirjirree ↴
jirjirreyn [m.f.dh]
eeg jirjirree.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg