jirraaq
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)J. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso.
jirraaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)Qof sakaraad ah oo naftu dhibayso noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jirraaq ↴
jirraaqid [m.f.dh]
eeg jirraaq². ld jirraaqis.
jirraaqis [m.dh]
ld jirraaqid.
jirraaqo [m.dh]
(c.nafl) Nooc ka mid ah quraanyada waaweyn, madmadow, madax-yo waaweyn oo raxanraxan u socota; buu-lallo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg