kaarbuuno
(m.dh) (-ooyin, m.l)Aalad batari ku shaqaysa oo gacanta lagu qabsado waxna lagu iftiimiyo; toosh. ld karbuuno.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaarbuuno ↴
karbuuno [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld kaarbuuno.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg