kacso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)1. Kacsi dareemid. 2. Wax fadhiya istaagsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kacso ↴
kacsasho [m.f.dh]
eeg kacso. ld kacsad, kacsi.
kac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -kici)
1. Istaagid, joogsasho, sarakicid. 2. Maalbeelid, khasaarid. 3. Roob da'ayey qaadid. 4. U k.: tegid, aadid. 5. Ula k.: kas u yeelid; maagid. 6. Ku k.: yeelid, samayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg