karaarid
(m.f.dh)

eeg karaar³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karaarid

karaar [m.l]
1. Cayil; buurran. 2. Xowliga wax leeyihiin. 3. Buux; badasho.

karaar [m.l]
(fiis.) Summad: a. Dhakhsaha korodhka xawaaraha iyo keynaanka. Waxaa lagu cabbiraa mitir halkii seken ee laba jibbaaran (m/s2).

karaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Cayilid. 2. Badasho; buuxid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg