karfan
(m.dh)

ld kafan¹.

karfan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-nay, -ntay)

ld kafan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karfan

kafan [m.dh] (-fno, m.l)
Marada cad oo meydka la aasayo lagu duubo. ld karfan¹.

kafan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fnay, -fantay; -fni)
Maro cad ku duubid (meyd). ld karfan².

kafnid [m.f.dh]
eeg kafan². ld karfanid.

karfanid [m.dh]
ld kafnid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg