kariin
(m.l)

ld kariim.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kariin

kariim [m.l]
1. (dii.) Macagyada Eebbe mid ka mid ah; Kariin. 2. Qof deeqsi ah.

kariinad [m.dh] (-do, m.l)
Silsilad.

kari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dab iyo biyo wax ku bislayn. 2. Biyaha iwm aad u kululeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg