karkaar
(m.l) (-rro, m.dh)

Qoryaha ceelka afkiisa la saaro ee marka ceelka wadaanta laga soo saarayo dawliska lagu dul jiido; makaab.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karkaar

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg