karraani
(m.l) (-iyo, m.dh)Qof xafiis, dukaan iwm ka shaqeeya oo wixii qorid u baahan qora.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karraani ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg