kasab
(m.l)

Hanti dhibaata badan loo maray helitaankeeda.

kasab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-sbay, -sabtay)

Wax si dhib leh ku helid; tacbid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kasab

kasbid [m.f.dh]
eeg kasab².

kas [m.l]
1. Awood maskaxeedka wax lagu kala garto. 2. Ulakac; bareer.

kas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Wax macnihiisa garasho. 2. U k.: wax ulakac u sameyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg