kashifid
(m.f.dh)eeg kashif². ld kashif¹ (3), kashifaad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kashifid ↴
dabafur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Xog qof u qarsoon kashifid.
goldoox [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
1. Dheddig dhali waayey golkadillaacin si ilmo looga dhaliyo. 2. Arrin qarsoodi ah kashifid.
kashif [m.l]
1. K. ah: meel aan asturneyn. 2. Fadeexad. 3. ld kashifid.
kashifaad [m.dh]
ld kashifid.
kashif [m.l]
1. K. ah: meel aan asturneyn. 2. Fadeexad. 3. ld kashifid.
kashif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Wax la qariyey sheegid. 2. Cid fadeexo ku sameyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg