kasoobbax
(m.l) (-xyo, ml.)

Nabar weyn oo oogada ka soo baxa oo caalir leh.

kasoobbax
(m.l) (-xyo, m.l)

(daaw.) Nabar sida qaalibka ah ka weyn kasoobax kuna oolli kara jirka sare iyo uurkujirtadaba.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kasoobbax

fin [m.l] (-nan, m.l)
Nabar oogada nafleyda ka soo baxa oo mid xun iyo mid sanba leh; kasoobbax; dhullax.

garab'aydo [m.dh]
Cudur xoolaha ku dhaca oo garabka ka soo bixiya kasoobbax weyn oo badi ahaan dila neefka uu ku dhaco. ld garaabbiido, garabgooy.

kasoobbax-naas [m.l] (-xyo ..., m.dh)
(daaw.) Halaamacoodka naaska oo sida badan uu keeno baktiiriya ka soo gala ibta.

tuf [m.dh]
1. Cudur lafaha gala; riix. 2. Duco; karaamo. 3. Kasoobbax halis ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg