kawaanid
(m.dh)

ld kawaamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kawaanid

kawaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Meel ama dukaan hilibka lagu iibiyo ama lagu gado. 2. Meesha xoolaha lagu qalo.

kawaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aamay, -aantay; -aami/-aani)
Neef si hilibkiisa loo cuno qalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg