kawirid
(m.f.dh)

eeg kawir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kawirid

kawir [m.l]
1. Burcad udgoon oo haweenku madaxa ku carafsadaan; hab gaar ah oo dumarku timaha u furtaan oo u gambaystaan. 2. Meel u weecashada dooni ama markab.

kawir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Doonni ama markab meel u leexin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg