kawkabid
(m.f.dh)eeg kawkab². ld kawkab¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kawkabid ↴
kawkab [m.l]
Dhibaatada ka raacda xoolo aad u oomman biyo badan cabidda. ld kawkabid.
kawkab [m.l]
Dhibaatada ka raacda xoolo aad u oomman biyo badan cabidda. ld kawkabid.
kawkab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Xoolo aad u harraadan ama u gaajeysan biyo badan oo ay cabbeen ku wareerid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg