kedo
(m.dh)

1. Wax si degdeg iyo lamafilaan ah ku dhaca; aan la iska jirin; lamafilaan. 2. (fk) Si kedis ah; islamarkiiba.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kedo

uu [Erey Dareen | Exclamation]
Erey dareen oo tilmaamaya wax kedo ah ama wax naxdin ah, iwm.

baf [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
B. dheh: cod lagu muujiyo wax si kedo ah lagu jebiyo.

kadi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Si kedo ah u dhicid. ld kedi².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg