keenis
(m.dh)ld keenid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh keenis ↴
keenid [m.f.dh]
eeg keen³. ld keenis.
keen [mu.dhm.ly]
Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa ay ku jiraan. Tus. “Cali baa isugu keen yeeray”.
keen [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
1. Wax meel durugsan yaal meel dhow u soo qaadid. 2. Cid wax u dhiibid. .
keen [dk.lh.l] (-keen)
ld keenna².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg