kuulid
(m.f.dh)eeg kuul².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuulid ↴
indhakuulid [m.f.dh]
eeg indhakuul².
kuul [m.dh] (-lo, m.l)
Iniinyo kulkulucsan oo dhalo iwm ka sameysan, dhexdana ka daloola oo inta dun lagu taxo qoorta haweenku ku xirtaan, si ay ugu xarragoodaan.
kuul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-uulay, -uushay)
Khad madow indho marin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg