qadiid
(m.l)1. Culay weelka biyaha ama caanaha lagu nadiifiyo. 2. Madowga culaygu uu weelka u yeelo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadiid ↴
aloog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Rabsho, dagaal iwm abuurid. 2. Wax kor u qadiid, taagid.
car [m.l]
1. Qadiidka ku hara weel la culay. 2. Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay. 3. Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir.
qadiidi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Weel culay ku nadiifin.
qadiidin [m.f.dh]
eeg qadiidi.
qadiidsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Weel wax la qadiidiyey ahaansho.
qadiidsanaan [m.f.dh]
eeg qadiidsan. ld qadiidsanaansho.
qadiidsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qadiidsanaan.
qadi [m.l]
ld qadow (1).
qadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid wax u diidid. 2. Cunto siin waayid. Tus. “Naagtii baa carruurta iga qadisay.”