qadis
(m.dh)ld qadin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadis ↴
martiqadis [m.l]
1. Qof aan martisoore ahayn. 2. ld martiqadin.
qadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid wax u diidid. 2. Cunto siin waayid. Tus. “Naagtii baa carruurta iga qadisay.”
qadin [m.f.dh]
eeg qadi. ld qadis.
qad [m.l]
Labaq., saddexq. iwm: xoolo aan biyo cabbin laba maalmood, saddex maalmood iwm.
qad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Wax la qaybsanayey wax ka waayid. 2. Cuntocunid la'aan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg