qalami
(m.l)ld qalammi.
qalami
(m.dh)Nafley yar oo indha waaweyn leh oo cagaha iyo dabada daanyeerka uga eg, wejiga iyo dhegahana dawacada ugu eg; geedatiris.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalami ↴
qalammi [m.l]
Shiraac yar. ld qalami¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg