qalbixun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-maa, -mayd)

1. Cid tiiraanyo hayso ahaansho. 2. Cid aan niyad wanaagsan lahayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalbixun

qalbixumaan [m.f.dh]
eeg qalbixun. ld qalbixumaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg