qaldheb
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-bay, -btay)

1. (f.g) Si degdeg ah biyo u cabbid (xoolo). 2. (f.mg) Awr wax uu rabo in uu dilo u fara baxsasho. ld qaldhex.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaldheb

qaldhebid [m.f.dh]
eeg qaldheb.

qaldhex [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1]
-xey, -xday ld qaldheb.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg