qallacid
(m.dh)

eeg qallac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qallacid

tol [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-olay, -oshay)
1. Laba wax oo kala go'an ama kala dillaacsan wax is kula qabasho. 2. Hal ilmo diiddey qallacid.

qallac [m.l]
1. ld qallaco. Laba qalbac ee qori la kala jeexay oo geela wax diida faruuryaha inta xarig lagula qabto looga xiro, si marka uu xanuunsado uu u oggolaado dhashiisa ama mid kale ama uu u oggolaado. 2. Shiraac doon oo dhuuban oo daqalka korkiisa lagu xiro.

qallac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -lici)
1. Hal ilmo diidday qallac ku samayn. 2. Shiraaca doonta daqal ku xirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg