qanaani
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Dabo kor u taagid (xoolo).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qanaani

qanaanin [m.f.dh]
eeg qanaani.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg