qawadid
(m.f.dh)

eeg qawad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qawadid

saluug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Qof wax la siiyey ka qawadid.

qawad [m.l]
1. Saluugidda la saluugo wax la isa siiyo. 2. ld qawid. Cudur aan halis ahayn oo maqaarka dadka ku dhaca oo barobaro cadcad leh; cambaarcad.

qawad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Wax saluugid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg