qujee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-jeeyay, -jaysay)1. Cid wax ku mudmudid si looga xanaajiyo. 2. Meel duleesha wax ku gufayn. 3. Cid hadal ay kahsanayso ku dhihid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qujee ↴
qujayn [m.f.dh]
eeg qujee. ld qujays.
qunjee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-jeeyay, -jeysay)
ld qujee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg