raqiis
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)1. R. ah: wax qiimaha lagu gadayo yar yahay. 2. R. ah: hadal murti iyo macno yar.
raqiis
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)Wax qiimaha lagu gado hoos u dhicid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raqiis ↴
ganacjaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax raqiis ah ahaansh.
raqiisi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax qiimaha lagu gado hoos u dhigid.
raqiisid [m.f.dh]
eeg raqiis².
raqiisin [m.f.dh]
eeg raqiisi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg