rawaxid
(m.f.dh)eeg rawax².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rawaxid ↴
rawax [m.l] (-xyo, m.dh)
Dhul bannaan oo sarreeya dhagaxna leh.
rawax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Hawl-maalmeed wakhtigeedii dhamaaday ka nasasho tegid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg