rayiisle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)1. Nin xirfaddiisu tahay jaridda iyo habaynta timaha; baarbiyeeri. 2. ld rayiis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rayiisle ↴
ra'iisle [m.l]
Ninka timaha madaxa dadka gaagaabiya ama qurxiya. ld rayiisle.
rayiis [m.l] (-syo, m.dh)
Meel u furan in timaha lagu jaro ama lagu habeeyo; baarbiyeeri. ld rayiisle (2).
rayiis [m.l] (-syo, m.dh)
Meel u furan in timaha lagu jaro ama lagu habeeyo; baarbiyeeri. ld rayiisle (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg