saloolo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ooshay, -oolatay)1. Badar raran ama dufan ku dubasho. 2. Ariga iyo ugaarta qaarkeed, si ay u daaqaan jeenyaha geed ku qabsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saloolo ↴
maxmaas [m.l] (-syo, m.dh)
Birdaawada bunka lagu dubo ama lagu saloolo.
saloolasho [m.f.dh]
eeg saloolo. ld saloolad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg