samatabbixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid halis ah ka badbaadin. ld sabatabbixi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh samatabbixi

badbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
1. Ka b.: halis ka samatabbixid. 2. Ka b.: si looga samatabbaxo dhibaatada dhuugga, baalka iwm xagga badda u guurid (reero).

sabatabbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld samatabbixi.

sabatabbixid [m.dh]
ld samatabbixid.

sabatabbixin [m.dh]
ld samatabbixin.

samatabbixid [m.f.dh]
eeg samatabbax². ld sabatabbixid.

samatabbixin [m.f.dh]
eeg samatabbixi. ld sabatabixin.

siraadkor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Dhibaato cid haysata ka samatabbixid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg