samcan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Nafley karti, awood, qurux iwm oo kuwa kale kaga duwanyahay leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh samcan ↴
samcanaan [m.f.dh]
eeg samcan. ld samcanaansho.
samcanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld samcanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg