samrid
(m.dh)

ld sabrid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh samrid

quuso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax ka samrid.

sabrid [m.f.dh]
eeg sabar². ld sabburid, samrid.

seetadheeree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
1. U s.: awr dabar u dheerayn. 2. U s.: cid muddo dheer u samrid.

tag [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay; -tegi)
1. (f.g) Cid meel aadid. 2. (f.mg) Ka t.: wax dayn ama dhaafid. 3. (f.mg) Kala t.: cid wax kala baxsasho; kala bixid. 4. (f.mg) U t.: u imaansho; la kulmid; nin naag u galmoosho. 5. (f.mg) Ku t.: meel la tagayo gaadiid u raacid; wax la qaatay ka samrid. 6. (f.mg) Ula t.: arrin iwm cid la kaashad. 7. (f.mg) Uga t.: wax cid ku dhaafid. 8. (f.mg.) La t.: qaadasho; wadasho; kaxaysasho; raacid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg